Ruushka oo dayuurad dagaal looga soo riday Siiriya & duuliyihii waday oo la qabtay

Diyaarad nooca dagaalka ah oo loo yaqaano Sukhoi25 oo uu Ruushku leeyahay ayaa waxaa lagu soo riday meel u dhow magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya Waxaa goobtaas gacanta ku haya fallaagada ka soo horjeeda dowlada Suuriya, wararka ayaa sidaasi sheegaya, waxaana lala helay gantaal. Duuliyaha dayaaraddaasi ayaa la sheegay inuu ka booday ka hor inta … Continue reading Ruushka oo dayuurad dagaal looga soo riday Siiriya & duuliyihii waday oo la qabtay